Saaxiibkaaga
Hantida, Dhulalka &
Goobaha Hoteelada
Waxaan beddelaynaa habka aad u hesho, maamusho, oo aad uga faa'iidaysato guryo kiro ah iyo huteello. Kiraale waa hal-abuura tayo sare leh.
Yoolkayaga
Awoodsiinta milkiilayaasha guryaha, kirayste-yaasha, iyo dhamaan bulshada ayadoo la adeegsanayo tignoolajiyada casriga ah
Aragtidayada
Inaan noqono madal hormuud u ah isku xirka milkiilayaasha guryaha, kiraystayaasha, huteellada iyo wakaaladaha dalka oo dhan, annagoo bixinna adeegyo casri ah iyo waayo-aragnimo sahlan oo isdhexgal leh.
Qiyamka Aasaasiga Ah
Hal-abuur
Inaan si joogto ah ugu horumareyno tignoolajiyada casriga ah si aan u wanaajino adeegga aan idiin hayno.
Kalsoonida
Dhisidda xiriir la isku halleyn karo oo ku dhisan hufnaan iyo tayo sare.
Tayo Sare
Bixinta adeeg heer sare ah marka kasta oo aan la falgalno bulshada.
Bulshada
Abuurida xiriirro dhab ah oo xoojiya nidaamka hantida dhismaha
Qaybaha Barnamijka Oo Dhan
Wax walba oo aad u baahan tahay si aad u maamusho guryo, huteello, iwm
Maamulka Guryaha
Maamulka dhammaan guriga iyo dhulka
Eeg kumanaan liisaska la so xulay
Ku xayeysii guryahaaga si fudud
Raadi oo maamul xiriirka kiraystaha iyo adiga
Qorshe oo raadi codsiyada dayactirka
Samee kormeero hantidaada si fudud oo ka war qab
Kala sooc lacag bixinta kirada iyo carbuunta
Samee receipt rasmi ah si toos ah
Kaydi oo maamul dhammaan warqadaha/dukumiintiga guriga iyo kireystaha
Dalabka Huteellada
Helitaan fudud huteello iyo dalabaad kooda
Hel huteello heer sare ah, dalka oo dhan
Nidaamka dalabka onlaynka ee fudud
Xulashada gal-gelinta(check in) dijitaalka ah
Gal-gelinta shaqaalaha la heli karo
Maamul dalabka si fudud
Akhri oo qor dib u eegis(reviews) run ah
Wakaaladaha Hantida iyo Kireynta
La xidhiidh khubarada hantida iyo dhulalka oo la isku halleyn karo
Hel wakaalado la xaqiijiyay aagaaga
Wakaaladaha waxay soo bandhigaan guryaha ugu fiican iyo dhulalka
Maamulka liiska oo dhan
Dhis shabakadaada xirfadlayda ah
Raadi waxqabadka iyo fahamka shirkadaada(analytics)
Dashboard Awood Leh
Xarunta maamulkaaga wax walba
Dulmar guud(Overview) oo ah dhammaan waxqabadka
Maamul dhammaan guryahaaga hal meel
Maamul si dhamaystiran kiraystaha
Raadi dhammaan wax kala iibsiga maaliyadeed
Fahamka iyo warbixinta faahfaahsan(Analytics)
Maamulka warqadaha/dukumiintiga guriga iyo kireystaha
Raadinta iyo codsiyada dayactirka
Jadwalka baaritaanka, kormeerka iyo warbixinnada
Adeegyadeena
Xalal dhamaystiran oo nooc walbo leh
Guryaha Deegaanka
Hel gurigaaga ugu fiican sida dabaqyo ama fiilooyin raaxo leh
Meelaha Ganacsiga
Xarumaha xafiisyada heer sare ah iyo goobaha iibka iyo ganacsiga
Degitaanka Huteellada
Ku naso huteello raaxo leh oo la xaqiijiyay dalka oo dhan
Shabakada Wakaaladaha
La xidhiidh khubarada kireynta guryaha iyoo iibka dhulalka ee khibradda leh
Maamulka Hantida
Hel agab dhamaystiran si aad u maamusho hantidaada, dhulal-kaaga iyo kireyste-yaasha
Fahamka Xogta
Fahamka xogtaada oo ka falceli si ku haboon
Tirooyinka Barnamijka
0+
Guryo La Liistay
0+
Huteello La Heli Karo
0+
Isticmaalayaasha joogtada ah
0+
Wakaalado La Xaqiijiyay
Sida Uu U Shaqeeyo
Tallaabooyin fudud si aad u bilowdo
Milkiilayaasha Guryaha
Samee Akoon
Isdiiwaangeli oo dhammaystir profile-kaaga daqiiqado gudahood
Liisti Guriga
Ku dar gurigaaga sawirro iyo faahfaahin
Maamul Wax Walba
Raadi kirayste, lacag bixin, iyo dayactir xagga dashboard-kaaga
Kordhi Hantidaada
Ballaari ganacsigaaga hantida iyo dhulalka
Kirayste
Raadi Guryo
Eeg kumanaan liisaska la xaqiijiyay
La Xidhiidh Milkiilayaasha
La xiriir milkiilayaasha guriga si toos ah
Xaqiiji Gurigaaga
Dhammaystir habka kirada online ka
Ku Raaxayso Joogitaankaaga
Isticmaal barnamijka codsiyada dayactirka iyo lacag bixinta
Safareyda
Eeg Huteellada
Sahami huteello dalka oo dhan
Dalab Online ka
Xaqiiji dalabkaaga ilbiriqsiyo gudahood
Gal-gelin Fudud(Check in)
Xulashooyinka gal-gelinta dijitaalka ama shaqaalaha
La Wadaag Waayo-aragnimada
Muuji cabashadada adiga oo dhigaya dib u eegis(review)
Wakaaladaha
Diiwaangeli Wakaaladda
Samee profile wakaaladaada la xaqiijiyay
Soo Bandhig Guryo
Liisti oo maamul dhammaan guryahaaga
La Xidhiidh Macaamiisha
Gaadh kumanaan macaamilka mustaqbalka ah
Raadi Guusha
La soco waxqabadka fahamka xogta oo faahfaahsan
Diyaar Ma U Tahay Inaad Bilowdo?
Ku biir kumanaan isticmaale oo horeba u beddelaya waayo-aragnimadooda hantida iyo dhulalka